Wasaarada Horumarinta Khayraadka Biyaha Ayaa Degmada qoryaale ee Gobolka Togdheer Ka Dhagax Dhigtay dhismaha (Sand Dam)

Wasaarada Horumarinta Khayraadka Biyaha Ayaa Degmada qoryaale ee Gobolka Togdheer Ka Dhagax Dhigtay dhismaha (Sand Dam) ,
Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Horumarinta Khayraadka biyaha, xildhibaano, Moyer kuxigeenka Degmada Burco iyo Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta si wada jira u dhagax dhigay dhismaha (Sand Damka ) degmada Qoryaale ee gobolka togdheer.