Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Ayaa Degmada Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer Ka Dhagax Dhigtay Biyo Baladhinta Degmada

isuduwaha Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ee Gobolka Togdheer iyo masuuliyiin kale oo katirsan Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Ayaa maanta si rasmiya u dhagax dhigay biyo balaadhinta Degmada Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer.