Maxamed Muuse Diiriye
- Wasiirka wasaarada horumarinta khayraadka biyaha Waxaa la magacaabay Dec 2019
- Jagadan ka hor wuxuu ahaa wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka sanadkii 2019
- Laga soo bilaabo 2017 ilaa 2019 wuxuu ahaa wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha gudaha
- Laga soo bilaabo 2015 ilaa 2017 wuxuu ahaa wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha
- Laga bilaabo 2013 ilaa 2015 wuxuu ahaa gudoomiyaha Gobolka Togdheer
- Laga soo bilaabo 2005 ilaa 2010 wuxuu ahaa Agaasimaha Tv-ga qaranka
- Laga bilaabo 1993 ilaa 2005 wuxuu xubin ka ahaa Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland


Axmed Cabdi Ismaaciil Agaasimaha Guud
- 2020 Agaasimaha Guud ee hadda, Wasaaradda Horumarinta Kheyraadka Biyaha, Somaliland
- Laga bilaabo 2016 ilaa 2020 Agaasimaha Amoud Foundation, Somaliland
- Laga soo bilaabo 2012 ilaa 2015 Dean, School of Post-Graduate Studies and Research, Jaamacada Camuud
- Laga soo bilaabo 2010 ilaa 2012 Dean, Kulliyadda Waxbarashada, Jaamacadda Camuud
- Laga soo bilaabo 2004 ilaa 2008 Associate Dean, Kulliyadda Waxbarashada, Jaamacadda Camuud
- Laga soo bilaabo 2004 ilaa 2008 Bare, Jaamacada Camuud





