Xuska munaasibadda maalinta biyaha adduunka ayaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL

Xuska munaasibadda maalinta biyaha adduunka ayaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL. Waxa kasoo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda, Agaasimaha Guud iyo Shaqaale weynaha.