Xaflada Xilwareejinta Wasiirkii horee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha iyo Wasiirka Cusub ee Wasaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha

Xaflada Xilwareejinta Wasiirkii horee Mudane Cali Xasan Maxamed Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha iyo Wasiirka Cusub ee Wasaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Mudane Sulaymaan Yusuf Cali Kooren ayaa Maanta ka Qabsoontay Xarunta Wasaaardda Biyaha.