Xadhig kajarka Ceelka Cusub ee Bus

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Marwo Nafisa Maxamuud Shirwac ayaa Xadhiga kajartay Ceelbiyood Cusub oo ay WKh Biyuhu ka hirgelisay Deegaanka BUS ee gobolka Gabiley.