Wefti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL Mudane Maxamed Xasan Dirir ayaa socdaal shaqo ugu baxay degmada Baki

Wefti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL Mudane Maxamed Xasan Dirir ayaa socdaal shaqo ugu baxay degmada Baki gaar ahaan magaalooyinka Hangari iyo Fadhixun oo laga hirgaliyey mashaariic biyo ah, kuwaasi oo furitaan iyo kormeer ku sameeyey, iyada oo la dhisay ceelal cusub, qaar horena la dayactiray.

HAVOYOKO iyo Wasaarada Horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland ayaa hawshan fuliyey.