Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha ayaa dhagaxdhigay Saddex ceel-biyood oo ay Wasaaradda Biyuhu ka hirgelinayso magaalo xeebeedka berbera

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Dr Sulayman Yusuf Cali koore oo ay Weheliyaan madaxda heer gobol iyo heer degmo ee gobolka saaxil ayaa maanta dhagaxdhigay Saddex ceel-biyood oo Ay Wasaaradda Biyuhu ka hirgelinayso magaalo xeebeedka berbera.