Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL Oo Dhagax dhigay Mashruuca Biyo Balaadhinta Ee Dagmadda Wajaale

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha JSL Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa Dhagax dhigay Mashruuca Biyo Balaadhinta Ee Dagmadda Wajaale