Wasiirka Wasaaradda Biyaha JSL Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa Ceel Riig ah ka dhagaxdhigay Degmeda Caynaba ee Gobolka Saraar