Wasiirka Wasaaradda Biyaha ayaa laba gaadhi iyo 90 booyadood oo biyo-dhaamis ah ku wareejiyey Isu-duwaha gobolka Sool

Wasiirka Wasaaradda Biyaha ayaa laba gaadhi iyo 90 booyadood oo biyo-dhaamis ah ku wareejiyey Isu-duwaha gobolka Sool iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha dibedda Yaasiin Faratoon.