Wasiirka Cusub ee Wasaardda Biyaha JSL iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda oo xilkii la wareegay

Waxaa si rami ah Xilkii ula kala wareegay Wsiirkii Hore Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Maxamed Muuse Diiriye iyo Wasiirka Cusub Mudane Cali Xasan Maxamed iyo Wasiir kuxigeenka cusub Mudane Siciid Xasan Jibriil, Munaasabadan oo ka qabsoontay Xarunta Wasaaradda Biyaha JSL ayaa Waxaa ka soo qaybgalay Masuuliyiin ka socda laamaha Dawladda,Ha'yadaha ay wada shaqaynta leeyihiin Wasaaradda, Shaqaalaha Wasaaradda iyo Bulshadda qaybaheeda kala diwan