Wasiirka Biyaha JSL ayaa dhagax-dhigay xafiiska wasaradda biyuhu ku yeelan doonto magaaladda Caynaba ee Gobolka Saraar

Wasiirka Biyaha JSL Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa dhagax-dhigay xafiiska wasaradda biyuhu ku yeelan doonto magaaladda Caynaba ee Gobolka Saraar