Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa Ceel Biyood Ka Dhagax Dhigtay Degmada Bali Dhiig Ee Gobolka Togdheer
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL Mudane Cali Xasan Maxamed ayaa Ceel Biyood Ka Dhagax Dhigtay Degmada Bali Dhiig Ee Gobolka Togdheer