Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ayaa socdaal shaqo ugu baxay deegaannada hawdka oo ay ka mid yihiin Sallaxley, Qool-dhuxulaal

Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ayaa socdaal shaqo ugu baxay deegaannada hawdka oo ay ka mid yihiin Sallaxley, Qool-dhuxulaale iyo Maxamed Daa'uud oo ay ka socdaal mashaariic biyo ahi.