Manasabada Qalin Jabinta Machadka Culuumta Biyaha ee Xaji Cabdi Waraabe

Manasabada Qalin Jabinta Machadka Culuumta Biyaha ee Xaji Cabdi Waraabe, Manasabad lagu sogootinayay arday lagu tababar xirfado kala duwan oo ku saabsan culuumta biyaha ku waas oo dhamaystay waxbarashadii ayaa ka qabsoontay Xarunta Wasaradda Biyaha.