Madaxweynaha JSL oo Mashaariic Horumarineed Xadhiga Ka Jarey Qaar Kalena Kormeeray Magaaladda Caynabo
Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu Hogaaminaayo ayaa Mashaariic Horumarineed Xadhiga Ka Jarey Qaar Kalena Kormeeray Magaaladda Caynabo