Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wfti uu Hogaaminayo ayaa magaalada Burco ka dhagaxdhigay Mashaaric Horumarineed

Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),Wasiirka Wasaaradda Biyaha JSL Mudane Cali Xasan Maxamed,Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Moyerka Degmedda Burco ayaa magaalda  Burco ka dhagaxdhigay Mashaariic Horumarineed.