Wasiirka WHKhB ayaa maanta ka Jawaabay Baqii ka yimid Bulshada ee ahaa Ceelasha Dhaadheer ee ka Fadhiistay dhamaan Goboladha dalka

Ceelashan si loo dayactiro waxaa loo baahday in la xog lasoo ururiyo ku saabsan sobobta ay ufadhiyaan iyo waxay ubaahan yihiin si loo dayactiro