Wasiirka wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL ayaa heshiis la saxeexday dhiggiisa DJabouti
Wasiirka wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL Md. Maxamed Muuse Diiriye ayaa heshiis la saxeexday dhiggiisa DJabouti Md. Maxamed Axmed Cawaale, heshiiska ayaa ka dhacay xarunta wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL.