Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha ayaa Qaabilay Wafdi Ka Socda urur Goboleedka IGAD iyo Save The Children

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL Mudane Maxamed Xasan Dirir Ayaa Xafiiskisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda urur Goboleedka IGAD iyo Save The Children