Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Biyaha JSL Mudane Abdiraxmaan Faarax Belel ayaa xadhiga ka jaray Ceel Biyood laga hirgaliayay Degaanka God-gal