Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Waaxda Iskaashiga

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL Mudane Maxamed Xasan Dirir Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Waaxda Iskaashiga Iyo Dhaqaalaha Horumarka Ee Loo Soo Gaabiyo (BMZ ) Ee Dalka Jarmalk.