Proceedings 

Waa qiimaha uu qofku siinayo hay’adda awooada u leh marka uu doonayo inuu biyo ka soo saaro ilaha kaydka dabeeciga ah waa awooda-bixin ay ha’adda u xilsaarani siiso qofka leh xuquuq biyood si uu u biyo u soo saaro isagoo raacaya shuruudaha ku qeexan qodobka 15.4